Taliska Booliska oo digniin soo saaray & saldhigyada Muqdisho oo heegan la geliyey

Taliska ciidanka Booliska Somalia ayaa soo saaray digniin culus oo ku saabsan roobab mahiigaan ah oo saacadaha iyo maalmaha soo socda. ku soo wajahan magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka Taliye ku-xigeenka Booliska Jen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in heegan buuxa la geliyey dhamaan saldhigyada Booliska, isbitaalada iyo gaadiidka gurmadka deg … Continue reading Taliska Booliska oo digniin soo saaray & saldhigyada Muqdisho oo heegan la geliyey